@maskax_maaal · 11.8K subscribers
Kuso dhawaaada Chennelka Maskax maal o aan ku so gudbino qoralada kala duwan ee Qosol jaceyl qiiro IWM FAHFAAHIN dheerad ah la xiriir @Hogaamiyejaale
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/maskax_maaalIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created April 26, 2023per Telegram
We have been tracking it since September 4, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
[media, no text]
HADII AAD DONEYSO INA SHAX ISKA IIBISO AMA AAD EEBSATO AMA AAD DONEYSO IN COINS LAGUGU SHUBO KUSO DHAWOOW CHANNELKEENA SOMALI ONLINE STORE O AAD KA HELI KARTO INTA KOR KU.XUSAN https://t.me/SOMALI_ONLINE_STORE AMA LANBARADAAN HOOS KU XUSAN https://Wa.me/+252772435347
يا صاحبي إن قلوب الناس مكتظة بأمور يجهلها حتى أعز الأقرباء فمر هينا .... Saaxiibkeygiyoow quluubta dadku waxa ka buuxa oo cusleeyey arima bdan oo xitaa qaraabadooda ugu dhow aysan ka warqabin, markaa si tartiib ah oo degan noloshada oga mid noqo ومهما كانت صورة الإنسان الخارجية سعيدة فأنت لا تدري…
Niyad-jabka dhabta ahi kaliya ma ahan in aad weydo qof aad jecleyd, balse waa in aad ogaato in waxa kugu xiraayay qofkaas aad dadka ugu jecleyd uu ahaa wax aan jirin oo khiyaali ah, adiguna aad la noolayd sheeko hal dhinac ah, qalbigaaguna uu ahaa: Qoraaga, Halyeeyga, iyo fhibanaha🥀💔
"Waxaynu noqonay kuwo aan u dhaawacmin sidii hore haddii uu inaga tago qof aynu jecel nahay ama saxiib ina khiyaamo, ma garanayo ma nafteena iskala qabsatey dhaawaca? mise inagaa kornay ilaa heer aynu gaadhnay in aynaan u aabo yeelin haddii cidii doonto ay tagto balse adigu fogaantaadu ka duwan foga…