Daawo wareejinta maxaabiista "Elia Maimon Yitzhak Cohen", "Omar Shem… — MARRACADDE SHOW — TG.ME

Daawo wareejinta maxaabiista "Elia Maimon Yitzhak Cohen", "Omar Shem Tov" iyo "Omer Finker" oo ka socda dufcaddii toddobaad ee maxaabiista Sahyuuniyadda ee Marinka Gaza, taasoo qayb ka ah wajigii koowaad ee "Heshiiska Daadka Al-Aqsa" ee maxaabiista lagu kala beddelanayo.

February 23, 2025 1.8K 4