Ciid wanaagsan saaxiibbayaal idilkiin, ciid qurux badan inaad wada… — Ciideed — TG.ME

Ciid wanaagsan saaxiibbayaal idilkiin, ciid qurux badan inaad wada qaadataan ayaan rajeenayaa idinka iyo dhammaan dadka aad jeceshihiin. Ku farxa ciidkiina, waqti la qaata qoysaskiina iyo asxaabtiina. Jacayl, farxad, badhaadhe, same, raynrayn, niyadsami iyo wanaag ku ciida🤍🥀

March 19, 2026 119