🌙 Xasuusin & Baraarujin Ramadaan 🌙
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh,
Bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaa inagu soo fool leh. Waxan bilabayna, barnaamijyo kheyr ah oo aan idinla wadagaayo ayaan sanadkan bilabayna, si aad uga faa’idystn bishan barkay san dhamantin
Bishan waxaan idinla wadaagi doonaa 3 barnaamij oo maalinle ah:
1️⃣ Baraarujin Maalinle ah – 🕡 6:30 Subaxnimo
▪️ Xasuusin gaaban oo qalbiga toosinaysa, kuuna diyaarinaysa maalintada Ramadaan.
2️⃣ Axaadiithta Nabiga ﷺ – 🕟 4:30 Galabnimo
▪️ Xadiithyo xul ah oo la xidhiidha soonka, akhlaaqda, iyo camalka wanaagsan.
3️⃣ Dhambaalada Saxaabada – 🕠 5:30 Galabnimo
▪️ Casharro iyo qisoyin kooban oo laga baranayo nolosha, iimaanka, iyo dadaalkii Saxaabada (RC).
Waxaan rajaynaynaa in barnaamijkani:
• idinku dhiirrigeliyo camalka wanaagsan
• kordhiyo fahamka Sunnada iyo taariikhda Saxaabada
• kana faa’iidaysaan daqiiqad kasta oo Ramadaan ah
Ku sii faafi kheyrkan si aad u heshaan ajar, inshaa’Allaah.
📜 Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
“الدَّالُّ عَلَى الخَيْرِ كَفَاعِلِهِ.”
Qofka kheyrka tilmaama wuxuu la mid yahay kan sameeyay oo kle.
(Rawaahu At-Tirmidi)
Alle nabad hanagu gadhsiyo
Diyar hada utihin love sara