Muxuu Ahaa wixi ugu fiicna Eed qabatay sanadkii tagay 1445 ? Ma sidii unbaad Halkagii tagnaan mise is bedel baad rajayn ? Hadii uu Alle ku waa fajiyay (kula kulmiyay) waxaad rabtay ku Shukri. Hadii klena Alle waa towbad Aqbal badane Ee Aan u towbad keeno {ما أصابك من حسنة فمن الله وما أصابك من سيئة فمن نفسك} Waxaan noo Rajayn dhamaanteen1446 inuu noo noqdo sanad Aynu ka mira dhalino Hadafyadeena iyo riyooyinkena I.a Waakan sanadka Aan leenehee ogaada🎉 Nabad Galyo korkiina Ha Ahaato🥰 Wbllahi tawfiiq العبد الفقر الحقير راجي رحمة الغفور محمد خضر إسماعيل ✍️
7July 7, 2024 3.6K