Wax yaabaha sida haggar la'aanta ah aan ugu boggo waxaa ka mid ah… — Fahan Guud — TG.ME

Wax yaabaha sida haggar la'aanta ah aan ugu boggo waxaa ka mid ah isku duba ridka hadalka ama qaabaynta hadalka waliba iyadoon haba yaraate laga dhadhansanayn dheelqafyarna dheh oo.
Ma ogatahay farqi buuran in uu udhaxeeyo maldahida hadalka iyadoo lagu durayo aadmiga ama xaqiiqada ku dhufoo ka dhaqaaqda ah iyo gudbinta xaqiiqada iyadoon duulduul lagu ladhin.
waa isla xaqiiqadii wax la gudbinayo lakiin tabta loo yidhi ayaa laabaha waanaag ama xumaan dhidbanaysa.

Dhawra inta idinku xeeran oo siiya mudnaantooda dhibrinta hadalkana la ogaada hana hilaawina dareensiinta jiritaankooda...

Hadal iga dhan


:-D.D
❤5
August 26, 2026 451 1