Marki ugu horeysee Ihaleelay caashaqu Ma halkaan fadhiistaa, Ma… — Fahan Guud — TG.ME

Marki ugu horeysee
Ihaleelay caashaqu
Ma halkaan fadhiistaa,


Ma hoygii jaceylkee
Hami anigoon qabin
Haween anigoon rabi
Heestu iga yeedhaa!!

Aun ahmad cali cigaal.
❤4
August 16, 2026 267 3