Awdal laga keenyey Ololog dheerey Il bari lagaga oriyey; Geesi geel… — Fahan Guud — TG.ME

Forwarded fromQOQORMO
Awdal laga keenyey
Ololog dheerey
Il bari lagaga oriyey;
Geesi geel keeniyo
Gaari xirataa
Galool lagu daahyay
Geedba geedka u dheer
Laga garaacyeey
Galool muray mullaaxdiisey;


Waa hees-hawleed.
❤‍🔥3💯1
August 8, 2026 255 2 1