Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innagaa keenu waa, Cirkoo kale ee… — F4 student 2024/2025 — TG.ME

Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innagaa keenu waa, Cirkoo kale ee, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye. Waxaan hamabalyada ku'aadan munaasabadda 26 ka June laqebsaneynaa dhamaan umada soomaaliyed meel walba o ay joogaan. #K3SOM #K3SOMSTORE #26June

June 25, 2025 2.5K 1