Marka aad dhagaysanayso quraanka xasilooni ayaad dareemaysaa iyo daganaansho maskax ahaaneed xataa ma dareemaysid dareenadii aad dhibsan jirtay kama fikiraysid tagtadii kamana fikiraysid timaadada waad dagantahay indhaha ayaad isku haysa xitaa laga yaabaa inaad ku gama'do ood ku seexato
Alxamdulilah🤲
15
2
1October 5, 2024 3.6K 1