Inaad dadka tusto ama aad uga sheekeeysid waxa aad dareemaysid ama aad ka xuntahay inay dhacaan adigu waad ku nafisaysaa laakin dadka aad ku akhriyaysid laga yaabaa inay yihiin kuwo doonaya gool dalolooyinkaga iyo waxyaabaha ku dhiba hadhowna kaaga faa'iidaystaan.
Ka digtoonow waxa aad sheegaysid iyo cidda aad u sheegaysid ba .
Sirtu qiimahaaga ayay kor u qaadaa haddii lagaa waayona waad qiimo dhacaysaa .