سورة قريش بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ۝ لِإِيلَافِ… — Dhambaalada quranka✍ — TG.ME

سورة قريش بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ۝ لِإِيلَافِ قُرَيْشٍ۝ Quraysh cadaysigeeda إِيلَافِهِمْ رِحْلَةَ الشِّتَاءِ وَالصَّيْفِ۝ Cadaysigeeda (si ay usii wataan )rarashada xagaaga iyo rarashada jilalka فَلْيَعْبُدُوا رَبَّ هَٰذَا الْبَيْتِ۝ Ha cabudaan kacbadan rabigeeda الَّذِي أَطْعَمَهُمْ مِنْ جُوعٍ وَآمَنَهُمْ مِنْ خَوْفٍ ۝٤ Kasoo KA quudiyay gajo xageeda kana nabad yeelay cabsi

August 15, 2026 256