@Darenjaceyl1 · 15.9K subscribers
🥀--Soodhawadaa walaalayal--🥀 Chanelkan waxa ka heeli doontaa qorala aad ku qanacdo🌹🥰 Dareen jaceyl midkiisa ugu quruxda badan ayaa ah kan masaafo ahaan lakala fog yahay Balse kulan markey noqoto aad iskala kulantaan riyada💌🥀❤️ @Reporter8...📩↩️
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Darenjaceyl1Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created December 6, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 31, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
1 advertiser placed 1 creative in this channel · est. CPM $3–10.
Midigtu waxey kaa shataa bidixda🥀 Indhuhuna waxey kaashadaan ileyska✨️ si ay wax u arkaan 🙈 Aniguna waxaan kaa shaada adiga si aan kalinimo udareemin 👨❤️💋👨❤️
✨🌼inta yar aad nola shaan gaaban ku noshahay U soco si tartiib ah U nolow si fudud samee wanaag rabigaa ka baq U shaqayso daarta dambe🙏 🥀habeen wanagsan🥀
[media, no text]
Mar-marka qaar markaad la hadlayso saxiibkaaga koowaad waa dawada kaliya ee aad u baahan tahay✨🫂💝🔗 🍁sᴜʙᴀx ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴ🍁
Wuxu nacabki dhibsaday sidaynu naho Marka inaan sidan noqona bu namiimki diidan yahay naftaydiyaw hadii hadii nooci xumaa nacsii isa so dhahaan anaa so niyad jabshee u sheeg noloshena wacan💑🙈 Welcome back saxiibayaal aan is la soconah ❤️😍👍