Haddii aad aragto, qof weyn ee subax kasta salaad, waxbarasho, shaqo… — Dareen — TG.ME

Haddii aad aragto, qof weyn ee subax kasta salaad, waxbarasho, shaqo ama wax dantiisa ah loo toosinayo, waa qof aanan intaba midna wax dan ah ka laheyn. In loo kiciyana, waaba edebdarro iyo waddo xun u sii horsoodid.

Qof aanan dantiisa aqoon, kheyr maleh!
👍5
July 10, 2024 2.7K 3 2