- Noloshu malaheyn macaane
- Macnaha adiga u yeelay
- Waxaa kuu mahad naqeysa
• Naftaad moraalka siisay
• Wuxuu bixin karo maqluuqu
- Naftaa u martabad sareysee
• Macaan qasnadaha jirkeyga
• Adaan meher kaaga dhigay
- Waxaa maqli jiray xabiibi
• Markad hesho ruux ku furan
• MURUGTA WAA LAGA BAXAYE
• Mugdigii adigaa kaxeeyay
• Sidii dhirta maacaleyshta
• Muqaalkiyo aragtidaada
• Ayaan ku maqsuudayaaye
• Horteyda Ka muuqo qaali
• Kuwii igu maadsanaye mantan u
• Jawabayaaye inaadtahay ruux
• Muhiima anaa kuu marag furaaya.
• Macan Aniga Ku Jecel 🫶🥰❤️😘
16
4April 25, 2024 3.3K 1 7