Si dagan ufikir oo iswaydii Culimadii aqoonta lahayd badankood maxay somaliya uku tageen Siyaasiinta inta xilka hayso mooyee Inta kale maxay somaliya uku tageen Waxay ogyihiin xaqiiqda somaliya kajirto Ee iskuday mar walba inaa xaqiiqda ogaatid
August 1, 2024 1K