Taariikhda Hijriga: 5 Rabiʻ al-Akhir 1447 Taariikhda Miilaadiga: 27… — Barta kulmis — TG.ME

Taariikhda Hijriga: 5 Rabiʻ al-Akhir 1447 Taariikhda Miilaadiga: 27 Sebtembar 2025 Maalinta: Sabti Haray Ramadaan: 145 maalmood --- Ducada Maanta: اللهم اهدني وسددني اللهم إني أسألك الهدى والسداد Turjumid: Ilaahow i hanuuni oo i sugo (camalkayga). Ilaahow waxaan ku waydiisanayaa hanuun iyo toosnaan. --- Xadiiska Nabiga ﷺ: قال رسول الله ﷺ: «ما أكل أحدٌ طعاماً قطُّ خيراً من أن يأكلَ من عملِ يدِه، وإن نبيَّ الله داودَ عليه السلام كان يأكلُ من عملِ يدِه» رواه البخاري Turjumid: Rasuulka Ilaahay ﷺ wuxuu yiri: "Qofna ma cunin cunto ka wanaagsan tan uu ka helo shaqada gacantiisa. Nabi Daa’uud (CS) isaguna wuxuu cunijiray wixii uu gacantiisa ku shaqaysto." Waxaa wariyey Bukhaari.

September 27, 2025 1.6K 2