๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—–๐—”๐—ฅ๐—”๐—™๐—ข Soonka maalinta ๐—–๐—”๐—ฅ๐—”๐—™๐—ข oo kuโ€ฆ โ€” Barta kulmis โ€” TG.ME

๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—–๐—”๐—ฅ๐—”๐—™๐—ข
Soonka maalinta ๐—–๐—”๐—ฅ๐—”๐—™๐—ข oo ku beegan berri wuxuu Nabigeena Muxammad [NNKH] inoo sheegay qofkii sooma maalintaasi in loo dambi dhaafayo sanadkii tagay iyo sanadka soo socda, aan ku dadaalno soonka maalintaas qiimaha badan oo ku beegan maalinta berri ee khamiista ah.
โค4
June 4, 2025 2.3K 2