๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง
Caa'sha RC waxa ay tiri: Waxa aan iri; Rasuulkii ilaahayow, iigawaran haddii aan haleelo habeenka Laylatul Qadriga maxaan ku ducaystaa? Nebigu SCW waxa uu ku yiri: Waxa aad tidhaahdaa; ยซIlaahayow mid cafin badan baad tahay, cafiskana waad jeceshahay ee i cafi.ยป
โชุงููููููู
ูู ุฅูููููู ุนูููููู ุชูุญูุจูู ุงููุนููููู ููุงุนููู ุนูููููโซ๐ธ
https://t.me/muxaadaroculumo/361

5
2March 22, 2025 2.8K 2