Rasuulku (ﷺ) waxa uu yiri: (Qofkii hilmaama isaga oo sooman, ka dibna… — Barta kulmis — TG.ME

Rasuulku (ﷺ) waxa uu yiri:
(Qofkii hilmaama isaga oo sooman, ka dibna cuna oo caba, ha dhammaysto soonkiisa, Alle ayaa quudiyey oo waraabiyey)
👍7❤2
March 9, 2025 2.8K 1