Nebiga (SCW) wuxuu yiri: "Waxaa jira labo farxad oo qofka sooman u… — Barta kulmis — TG.ME

Nebiga (SCW) wuxuu yiri: "Waxaa jira labo farxad oo qofka sooman u sugnaatay: 1. Marka uu afuro, wuxuu ku farxaa afurkiisa. 2. Marka uu la kulmo Rabbigiisna, wuxuu ku farxaa soomkiisii." Waxaa weriyey Bukhaari & Muslim). https://t.me/muxaadaroculumo/355

March 8, 2025 2.7K