Nabigu ﷺ wuxuu yiri: Waxaan ku dhaartay allaha nafta nabi maxamed ﷺ… — Barta kulmis — TG.ME

Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
Waxaan ku dhaartay allaha nafta nabi maxamed ﷺ
gacantiisa ku jirtee,
Xayaabada qofka sooman afkiisa fuushaai wey ka caraf badantahay ilaahay agtiisa carafta miskiga.

https://t.me/muxaadaroculumo/354
👍4❤3
March 7, 2025 2.6K 2