OGEYSIIS: BILOWGA IS-DIIWAANGELINTA MACHADKA!​ Bismillaahir Raxmaanir…

​📢 OGEYSIIS: BILOWGA IS-DIIWAANGELINTA MACHADKA!​

Bismillaahir Raxmaanir Raxiim​

Ma jeceshahay inaad si fudud u barato luqadda Carabiga adigoo gurigaaga jooga? Ma rabtaa inaad fahamto luqadda Qur'aanka kariimka ah?​Machadka "Luqatul Quraan" wuxuu kuugu bishaaraynayaa inuu kuu furay fursad dahabi ah oo aad ku baran karto Buugga caanka ah ee (Duruus al-Luqatul-Carabiyah - Kitaabka Madiina - Qaybta 1aad).​

Habka Waxbarashada: Online (Khadka internet-ka) oo aad u fudud una habboon waqtigaaga.​
Qiimaha: Waa qiimo aad u jaban oo ku habboon qof kasta.​

📲 Si aad isu diiwaangeliso, fadlan nala soo xiriir hadda:​

Telegram: @luqadquraan1​

Fursaddu waa xaddidan tahay, ee iska diiwaangeli maanta! ✍️📚

2da ugu horreysa waxay leedahay free mudo bil ah sadax ayay eheed mid ayaa helay fursadda waad ka faa'ideysa kartaa adigana.
August 2, 2026 424