Ku soo dhowaada Machadka Luqadda Qur’aanka. Waxuu hadfkeena yahay…

Ku soo dhowaada Machadka Luqadda Qur’aanka.

Waxuu hadfkeena yahay kanaalkan inaan ku fududeyno culuumta luqadda Carabiga, kuna barno heerarkeeda kala duwan annagoo adeegsanayna barashada fog (online), si ay u sahlanaato fahamka Kitaabka Alle iyo Sunnada Rasuulkiisa ﷺ.

Goobtu Telegram
July 17, 2026 321