Hanti aan dadkaba dherehon Kaga horeynayo Hiiliya nafteyda huraay Hooyo dunideyda Ma hagrada nafteydii Iftiin hagaya maankeyga Adiga i habayoo Daryeel ila hareer taagan Adigoo haraad qaba Maxad habisay Ruuxdeyda ❤️🔥
December 1, 2024 5K 4