@Amirhb42 · 1.4K subscribers
أمير 🪐
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Amirhb42Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created April 25, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 25, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
[media, no text]
Ruux goba iyo geed midho macaan midna lama jaro…!💔🪓
❤️+🔥=❤️🔥
Waan arka gabdhaha oo idil balse sida adiga kuu arko uma arko 🌍🌼💙
Sidee kugu sheega in wax walbo oo dunida yaalo iiga qaalisan tahay♥️
Xitaa hadii adan I ag joogin had iyo jeer waxa ii tahay muhiim mana ka maarmo 🥺🫂♥️
Ruuxaa daneysaa Haddu duhurkii kaa tago Ruux adi ku doona Durba casirka ku iman Dadku waa malayiin Dad'inke abuurte Qorax sii dumaysa Inta daawo isle dahay Yaanu dayaxu ka tagin ❤️🩹