Ciid Mubaarak dhammaan xubnaha kanaalkan.
Kuwa ah milkiilayaasha ama maamulayaasha sare (CEO) ee isbitaallada, fadlan nala soo xiriira haddii aad u baahan tihiin shaqaale caafimaad. Waxaan idin ka caawin karnaa inaan xayaysiinno fursadaha shaqo oo aan idinla xiriirino xirfadlayaal caafimaad oo ku habboon. Sidoo kale, waxaan ka shaqeynaa helidda iyo keenista qalabka caafimaadka marka loo baahdo.
Eid Mubarak to all members of this channel.
For those who are hospital owners or CEOs, feel free to contact us regarding healthcare staffing needs. We can help advertise your vacancies and connect you with qualified professionals. We also assist with sourcing and supplying medical equipment as needed.
March 19, 2026 7.3K 1