Diiwaangelintii Barnaamijka Qorraa muddo kooban ayaa ka hadhsan intii uu xidhmi lahaa! 09-Rabiicul Awal-1448 oo ku beegan 22-August-2026 ayaa ugu dambaysa diiwaangelinta Insha Allaah.
Ha laga faa'idaysto Barnaamijka oo la is diiwaangeliyo, hana la sii faafiyo oo walaalaha kale khayrka ha la wada gaadhsiiyo Insha Allaah.
📌𝗤𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝗮 (برنامج قراء).
https://t.me/XadiiskaMaanta/3484
🔗𝐋𝐢𝐧𝐤-𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨:
https://qorra-org.com/ConditionsRegistration
☜الدال على الخير كفاعله
ـــــــــــــــــــــــــــــ
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaadhsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta

6
1August 18, 2026 625 5