Mucaawiyah oo sidii Nebigu SCW ula dhaqmay ka faalloonayaa waxa uu… — Xadiiska Maanta — TG.ME

Mucaawiyah oo sidii Nebigu SCW ula dhaqmay ka faalloonayaa waxa uu yidhi: hortii iyo dabadii ma aanan arkin macallin ka waxbarid wanaagsan, wallaahi ima kahan, ima garaacin, imana caayin.
❤5🥰2
August 15, 2026 454 1