Qissada Nabi Aadam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF
● Qisada Nabi Aadam calayhi-salaam, markaynu ka sheekaynayno waxay la micno tahay inaynu ka sheekaynayno bilowga taariikhda insaanka !.
● Waa aabaha dadka iyo sidoo
kale qofkii ugu horeeyey ee uu alle u doortay inuu noqdo halka ay ka bilaabmayso tafiirta aadmaha.
● Durriyadiisa, waxa uu alle SW ka fadilay noolaha kale oo idil.
● Waxaynu ku lafaguri doona mawduuceenan: Sida uu alle SW u abuuray Aadam, Sidee looga soo saaray Jannada, iyo waliba sidee se u dhacay dilkii ugu horeeyey ee uu banii aadamku isku gaysto.
● Fadlan Akhriste La wadaag Linkiga Chanel keenan asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan oo ay wax uga bartaan diintooda :
🙏👉 Https://t.me/PostFiles
Halkan ka Akhriso oo kala deg
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

3
1
1March 25, 2024 1.7K 3