Post Files 📖: post #202 — TG.ME

Qorshee Noloshaada !

● Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin, qof wax kuu qabanaya ma jiro, hadii aad damiir yeelan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.

● Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha 
waxba kama noqdo.

● hadii wax uun nolosha ku 
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo go’did, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.

● Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg 👇📖


Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
👉 Https://t.me/PostFiles

👇👇👇👇👇👇
❤3👍1💯1
August 21, 2024 2.1K 4