Ramadan Mubarak ๐
.... .... .... .... .... .... ..
Waxaan idinku hambalyaynaya curashada bisha barakaysan ee ๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐ก guud ahaan umadda muslimka ah ee ku nool dacalada dunida gaar ahaana aqoonyahanada Ku jirta Madashan @PostFiles.
ALLE ha inaga yeelo kuwii bishaas barakaysan loo danbi dhaafo, Acmaasha wanaagsan ee aynu la imanaynana ALLE ha inaga aqbalo, Allena ha inaga dhigo kuwii naarta uu ka xoreeyo.
โ Intaynu ku guda jirno Bishan barakaysan ee ramadan waxaad halkan kala socon doontaan Maqaalo " Articles" " Documents" taxane ah oo diini ah.
โ La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena si ay uga Faa'idaystaan kheyrka
๐ Https://t.me/PostFiles
Madashan Ku biira Waa madal aqooneed ood ka Faa'idi doonto:
๐https://youtu.be/LJQ0Xxc_2FU?si=r4HQ1tyGaTCxsopS
#๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐ก_๐ ๐จ๐๐๐ฅ๐๐
#Madasha @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir

5
3
1
1
1March 11, 2024 1.5K