Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF
โ Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan uguna muhiimsan uu qof kastaa doonaayo.
โ inaad noqotid qof horumar ka sameeyay noloshiisa, ku tiirsan naftiisa, gacan qabtana dadka ku hareeraysan, sidoo kale wax kusoo gudbiya bulshadiisa waa riyada aynu ka wada simanahay dhamaanteen.
Laakiin nasiib daro 10% oo kaliya aadmaha ayaa gaadha horumarka Nolosha ay ku taamayaan halka inta soo hadhay ay ku fashilmaan.
โ Hadaba maxaa dib inoo celiya, sidoo kale maxay tahay sababta fashilka nolosha !!
โ mawduucan waxaan
kaga warami doona 10 Qodob oo sababa fashilka qofka.
#Halkan_Kala_deg
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐

5
3
1
1January 18, 2024 2.1K 1