Quus jaceyl ,,,๐ฅน ๐
Nafteyda qanaca baro xanunka qalpigaga Garey bal garo ๐ฅน๐,,
Dantaada qabso mar garo hadafkaga waad gaariye ee aad keyso ,,
Adoon dib u qoomaneeyn nasiibkii kaa qalocdey kajaro xasuusahga ka quuso qofan ku tabin ka Saar qalpigaga ee iloow ๐๐ข,,
Nafteyda dib isku qabo wixii qoran waa qoraale qar iyo ha iska ridin qorsho iyo go.aan yeelo mar UN hadafkaga wad gariyeโ๏ธ๐ช ,,
Nafteyda quusta baro go.aan qaado quwad yeelo runta qaabilo๐ค๐ ,,
ka maran naftii kaa marantey ka tir qalbigaga ee iloow๐ถ๐ ,,

4
2November 18, 2024 1K 1