Ilaahow Ani ma arko waxa ayada qalbigeda ku jira lakin adiga waad… — •●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗 — TG.ME

,,,😭😔🤲


Ilaahow Ani ma arko waxa ayada qalbigeda ku jira lakin adiga waad aragta waxa ku jira gudaha qalbigeeda ❣️😭

Ilaahow hadey sacadyar uu qalbigeeda murugo yar daremo ilaahow faraxd ugu badel Hadey xanusatana cafimad igu badel 😔🫰

Ilaahow ayada adiga dartaa Ayn isku imaney adigana I jecleysiyey adiga qalbigeyga boos ugu yeeley ilaahow inta cumrgeda ka dhiman farxad igu dhameyy 😪🤲
❤9✍1👍1
November 3, 2024 878