,,,๐๐ฅน
Runtii kuma iloobi karo hadana kuma soo wici karo ๐ญ๐
waan ku daneya mar weliba balse aniga ima danesid ๐ฅ๐
Qoral kuma soo diri karo blse mar weliba adigo keliya ayan kaa fikiraa ๐ซ ๐
kuma arko mar weliba lkn aad baan kugu xiisa adiga,,๐ฅน๐ซ
Mar welboo aan is dhoho u dhowow ayada balse waad iga sii fogataa ๐ซ๐ถ
Erey Kuma dhihi karo hadana adiga si dhaba ayan ku jecladeyy โค๏ธ๐ซถ๐ข

8July 25, 2024 889 1