Hamigii nafteydaay Haween boqoradeedaay Haasaawe taan wadaagnee Hami… — •●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗 — TG.ME

Hamigii nafteydaay
Haween boqoradeedaay
Haasaawe taan wadaagnee
Hami guur u qaaday
Hooy inaan wada galnoo
Hanad ii xanbaartaan
Haminayaaa macaaneey
Hadal aan dhameeyee
Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii rumee
Haween boqoradeedaay
Hubaal waan ku sugayaa
Hanti tan Ugu qaalisaney
Hadal aan dhameeynee
Howsha ila qabo oo
Hamigeyga ii rumee🫴🥺❤️‍🔥
🔥16❤1
June 19, 2024 907 3