Nafteydii kuu war wareysey misna aad adiga hantiidey hadad meel cidlaha aad uga dhaqaqdeyy dhibi maayo iswaga 💔👥
si kastoo aad walbahar ula donto nafteyda niyadeyda erey iidhiso ku dhafsado kama helo 🥺🤌
anigoo wadnaheyga qudheyda ku warabshey codkaga kana dhooreyy wax yeelo hadad mantey warkeyga deyseyy waxba ku noqon maayo wanagii aan isku baraneyy iyo jaceylkii aan wadagneyy hadii aad ka wargtey kuma soo wici doono ☎️😷
keli nimadana culeys kuma daremi dooni 🥹👤😰

4
3May 23, 2024 1.1K 3