Nolosheydaba is maan laheen faraxadada moye murugadada ayad admiga… — •●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗 — TG.ME

Nolosheydaba is maan laheen faraxadada moye murugadada ayad admiga kle ayad uga  sheeken dontaa balse waa ay dhacdeyy 💔😭😌

Marnaba ha u ogalan in uu qof noloshada buugi uu  qoraa ka noqdo 📝☝️

Runtii adiga dartaa ayan dadkoo dhan  is kaga indha tiraa balse adiga jaceylka aan ku qabo maxad isaga indha tirtaa Mar weliba 🫵💔🥹

kuma faraxsani inan ka sheekeyo xanunka qalbigeyga inan ka shekeyo nafis ayan ka raadiya 😭😪

Waxa jira kuwa malinba malinta ku xikta xirir cusub sameysta   halka anigana malin kasta aan adigo keliya kugu hamiyo  blse waxey u muuqata Mar markiisa kle in aad ka sii durkeyso qalbigeyga 😔😭👥

ma.adaa awood badan oo ma.anaa nafteyda qiima beesheyy
mise adaa nasiib badano qalbigeyga sbb la.aan adiga kuu jecladeyy 😰🫵🫶

Weligey farxadada ima dhibin balse nafteyda maxaad farxad ugu quuri la.adahay 😭🥹😢
💔8😢1
April 26, 2024 912 1