Runtii majiro Qiimaha aan idinku barno School Online ah oo idinku… — Kuliyada Barashada Luqada English ka — TG.ME

Runtii majiro Qiimaha aan idinku barno School Online ah oo idinku baraya Qiimaha aan idinku barno iyaga dhankoda wxey ka tahy diiwan galin Lkn anaga mar walbo waxan eegnaa baahiyaha gaarka ee umadeena Soomaaliyeed Qofkaan wa arday Qofkaan ma shaqeeyo Qofkan guri joog waaye. Qofkan qiimo uu bil kasta wax ku barto ma heysto, Dadbaa inoo fahmaya in aan meesha uso fadhisaney in aan cunno lacgta dadka Lkn muhimada wxey tahy in aan adiga wax ku fa'ideyno inta dadaalkeena ah Waxan jecelnahy hormarka dhalinteena somaliyeed, la shakeyso caalamka oo ku xirnow markasta Wixii faah faahin iyo isdiwan galin ah kala xirir👇👇👇👇 @MrSahal

October 27, 2021 19.1K 8 4