Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Waxaa la Ogeysiinayaa Ardeyda jecel… — Kuliyada Barashada Luqada English ka — TG.ME

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Waxaa la Ogeysiinayaa Ardeyda jecel barashada luqada English ka waliba mudo kooban in aan idin diyaarinay 📚2 koorso oo kala ah 📕English beginner Iyo 📖English intermediate, waxaana kuu dhigi doonaa 👩‍🏫macalin kusoo jiray barida luqada English ka mudo Dheer. Koorsadaan oo ah mid kaduwan midii hore waxaad ku qaadaneysaa qeybaha kala duwan ee English ka, Sida: #Conversations #Stories #Topics #Vocabularies #Wisdoms #Tenses #Grammar Sidoo kale Ardeyda iska diiwaan galisay koorsada wexey heli doonaan koorso Computer🖥️💻 oo Free ah. NB: Cashirada koorsada waxaa lasocda 🧏talooyin ku saabsan sidii aad u hormarin laheyd heerkaaga, wax aqrinta, dhageysiga, Wax qorida & waliba Speaking ka oo ah meesha ugu muhiimsan ee koorsadan xooga lagu saarayo. Sidoo kale waxaad wadasheekeysiga👩‍💻 lasameen doontaa dad ajaaniib ah OO daqiiqad walba kuu Diyaar ah in aad la sameyso wadasheekeysiga. Hadaba Qiimaha koorsada oo ah mid halmar kaliya labixiyo taasoo ah 6$💰dollar, oo isdiiwan galin ah bishuna waa Free. Wixii Faahfaahin intaa ka badan waxaad la xariirtaa>>>🤳🤳👇👇👇 @MrSahal

September 12, 2021 16.2K 7 4