Filimka Cartar waa filim nin xusuustiisa luntey oo lagu magacaaboโ€ฆ โ€” ๐Œ๐Ž๐‡๐€ ๐’๐“๐”๐ƒ๐ˆ๐Ž โ€” TG.ME

Filimka Cartar waa filim nin xusuustiisa luntey oo lagu magacaabo Carter. Wuxuu ka soo toosaa hotel iyadoo magaalada uu ka dillaacay cudur khatar ah.
Dhegtiisa waxaa ku rakiban qalab ay haweeney codkeeda ku hagayso. Waxaa loo sheegaa inuu yahay wakiil sirdoon, islamarkaana uu hayo hawl muhiim ah. inuu badbaadiyo gabadh yar oo la rumeysan yahay inay tahay furaha daawada cudurka.
Intii uu socdo, Carter wuxuu dhex gala dagaal u dhexeeya sirdoonnada Kuuriyada Koonfureed, Kuuriyada Waqooyi, CIA, iyo kooxo kale oo doonaya gabadha.
โค7๐Ÿ‘2
August 22, 2026 3.1K 2 1