@Halbeeg24 · 25.9K subscribers
Helida xog sugan oo xaqiiqada ku saleysan waa baahida ugu weyn ee ay maanta qabto bulshadeena, arinkaas inaan kaa haqabtirno ayaana rajeyneynaa Insha-Allah.
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Halbeeg24Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created May 2, 2024per Telegram
We have been tracking it since August 19, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
3 advertisers placed 4 creatives in this channel · est. CPM $3–10.
Weerarka gantaallada ee saaka wuxuu si toos ah u beegsaday goobo xasaasi ah oo ay ka mid tahay Garoonka Diyaaradaha Ben Gurion, xarumaha baarhitaanka Biology-ga iyo xarumaha taliska iyo isku dubaridka ciidamada.
[media, no text]
Iran oo markale saakay weerar ay u adeegsatay ilaa 40 gantaalood ku garaacday magaalooyinka Talaabiib iyo Xayfa. AXMED GURXAN.
Kadib weeraradii uu Mareykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran habeenimadii xalay, waxaa saakay hadlay wasiirka arrimaha dibadda Iran Abbas Araqchi isagoo sheegay in tani ay dhalin doonto cawaaqib aanan la mahdin. Dunida waxay sugeysaa waxa ay noqon doonto jawaabta IRAN ee ku wajahan Mareykank…
[media, no text]