Waxaan gaarnay 20k Alle ayaa mahad leh .
Sidoo kale waxaa halkaan na gaarsiyey waa idinka ardayda ah, waxaan mar walba ka shaqeyn doonaa wanaagiina, horumarkiina iyo inaad meel sare gaartaan .
Hiilsan Academy waa hiilkiina
@Hiilsan_Academy

2September 6, 2026 34