HIILSAN ACADEMY Bilaash ku baro ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma doonaysaa inaad si fudud ooโ€ฆ โ€” Barashada Xisaabta - Hiilsan Academy โ€” TG.ME

๐ŸŽ“ HIILSAN ACADEMY

Bilaash ku baro ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Ma doonaysaa inaad si fudud oo tayo leh u barato English, Carabi, Xisaab, iyo Farqurxin?

Hadda waa fursaddaadii! Casharrada oo dhan waxaa lagu dhigaa Online, si aad uga barato meel kasta oo aad joogto.

โณ Muddada waxbarashadu waa kooban, iyadoo la adeegsanayo hab casri ah oo fudud in la fahmo.

๐Ÿ“Œ Isdiiwaangelintu way socotaa!

โš ๏ธ Tirada ardayda la qaadanayo waa xadidan tahay, sidaas darteed ha dib dhigin fursaddaada.

โœ… Ku biir Hiilsan Academy ๐Ÿ’ฏ
๐Ÿ‘1๐Ÿฅฐ1
August 3, 2026 331