Ha isku mashquulin wixii tagay si uusan kuu dhaafin mustaqbalka, Ha… — Emiira Nour — TG.ME

Ha isku mashquulin wixii tagay si uusan kuu dhaafin mustaqbalka, Ha isku mashquulin raali galinta dadka si aysan kuu dhaafin guusha, Hana isku mashquulin inaad naftada la barbar dhigto dadka kale si aysan kuu dhaafin Horumarinta naftaada.
Markastana Ahaw Qofkaad tahay Kuna kalsoonow naftaada.
❤10
September 1, 2026 206 2