Sunooyinka maalinka jimce waxaa kamida: 🌸🌷
- Qubeyska iyo is daahirinta
- Is carfinta
- Dharkaaga kuwa ugu qurxda badan oo la xerto
- Aqrinta suuratul Kahf
- Masjidka oo waqti hore lasii aado
- Saliga nabiga ood badiso scw
- Saacadda istajaabada ood isku beegto
Ka faa'ideyso maalinka jimcaha, waqtina la qaado familkaaga ❤️
Jumca mubaarak 🤍

8September 4, 2026 106