Yuhuudda iyo xulufadoodu (Maraykanka iyo Imaaraatka) in ay saldhig… — Coldoon — TG.ME

Yuhuudda iyo xulufadoodu (Maraykanka iyo Imaaraatka) in ay saldhig ciidan ku yeeshaan magaalada Berbera waa arrin halis ah oo aan la aqbali karrin. Arrinkaasi waa garabsiin iyo hiil loo hiilinayo gaalada,garabsiinta gaaladu na waa gaalnimo.

July 6, 2026 2.2K