Fariin arday nooga timid Ahmed Kamaal Maxamed ayaa nala wadaagay… — Xirfadlay — TG.ME

💬 Fariin arday nooga timid Ahmed Kamaal Maxamed ayaa nala wadaagay khibraddiisa iyo aqoonta uu ka helay Xirfadlay. Farxadda ugu weyn waxay noo tahay marka ardaydeennu aysan casharrada kaliyah daawan, balse aqoonta ay bartaan ay si practical ah ugu isticmaalaan shaqadooda iyo nolol maalmeedkooda. Mahadsanid Ahmed. 💙 Bara xirfad, dhiso mustaqbal. #Xirfadlay #ArdaydaXirfadlay #ArtificialIntelligence #ChatGPT

August 24, 2026 1K