๐—™๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป:- 1.Dembi Dhaaf iyoโ€ฆ โ€” XIGMAD CHANNEL โ€” TG.ME

๐ŸŒ™ || ๐—™๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป:- 1.Dembi Dhaaf iyo Nadiifnimo Nafsi Ah โ€“ Nabi Maxamed ๏ทบ wuxuu yiri: "Qofkii sooma Ramadaan isaga oo iimaan leh, ajar ka rajaynayana, waxaa loo dhaafaa dambigiisii hore." 2. Jannada oo Albaabadeeda Loo Furo โ€“ Albaabada Jannada waa la furaa, kuwa Naarta waa la xidhaa, shayaadiintana waa la xirxiraa. 3. Ajarka oo Loo Laba Laabo โ€“ Fal kasta oo wanaagsan wuxuu helayaa ajar ka badan kan caadiga ah. 4. Tarbiyada Nafta iyo Adkeysiga โ€“ Soonku wuxuu barayaa dulqaad, nafta xakamaynteeda, iyo in la gooyo rabitaanka xun. 5. Qurโ€™aanka iyo Xiriirka Ilaahay โ€“ Waa xilli Qurโ€™aanka si badan loo akhriyo loogana faaโ€™iidaysto.

March 1, 2025 1.3K